Lil Baliil Ft Ck - Beenlow ( Officiall animation video )

By @ck / January 17, 2020 / www.youtube.com / Article Link


Lyrics I'm a bad boy looking for a bad girl Cadowgeyga fiiri ciilbe udhimanayan Haben iyo maalin qolke kaso caytamaan Lakin ya kayeela beente lawaregayaan Beenlow beenlow Ima celin kartit ani beenlow Sixirloow falaloow Shari ima karto ani u know Cadow waaye yoo kusirin Beenta yo ka dhadhicinin Sxb yoosan iska dhiginCalol jileec yo ka arkin Gadaal yoosan ka toganin Shalay wexe dheheen lb Waxa waaye illuminati Ana waxan dhahay niga fuck youIlluminati iyo adi kuligiina fuck you Waxan ahay muslim warya Waan soma 5 salaad waan wada Sadaqada waaan baxsha Coz adigan kusiya Wa weriye beenbo qora Dadka kale sharaftoodo Irsaq mar walba karadsha Gabdheheena sawirkodo Youtube mar walba dhex dhiga Damir maleh Hadana dad ceshta maleh O hadana weji maleh iskada dadnimo maleh Yo kushegan Cagta fur yosan kubaran Hala qabsan Fursad dhan yosan kahelin Cadow cirka kuma nola Dhulke jogan Caloshe kawada bukan Ciil kam baxan Cano qabow qofki cabe Beenlow beenlow Ima celin kartit ani beenlow Sixirloow falaloow Shari ima karto ani u know5sano kahor soo xasuuso Garab ayaan kuweeydiistay Jawaab fiican kaama helinQosol beena igu Sintay Waxaa iga dhigtay qashin Lakin maniyad jebin Maantay fiiri who is king ?Call meking Xasuus yeelo nacas aqas Shalay adaa eheed maqas Lakin maantay wa af beeshayWarya call me baba Lb fuck your sisterCoz lacag be rabta Ana waan u haayaFiiri waan kawata Maatay tuugsi kama raboLacag maya kuma haayo saan maka dacadba isheek Saan maka dhab baa aaAdi maku naxa aaShalay waxa eheed cadow Manatay waxa tahay badow In lagu toogta istahisha Lakin nolasha kugudhiba Woo maseeray fiiri kan Derbi iga tiiri aAlow iga jeedi aIshiisana iga celi aWaan dadalaay Waan hormaray Kanoxow nafta waay ayCadow Ciil uDhimoBeenlow beenlow Ima celin kartit ani beenlow Sixirloow falaloow Shari ima karto ani u knowProduced by CBLACK

Recent News

Gold stocks reach new highs on metal price gain

August 25, 2025 / www.canadianminingreport.com

Rise in gold stocks propels TSXV Mining

August 25, 2025 / www.canadianminingreport.com

Market sees gold sector nearing full value overall after target upgrades

August 18, 2025 / www.canadianminingreport.com

Gold stocks gain even as metal pulls back

August 18, 2025 / www.canadianminingreport.com

Gold stocks rocket to new highs, valuations no longer inexpensive

August 11, 2025 / www.canadianminingreport.com
See all >
Share to Youtube Share to Facebook Facebook Share to Linkedin Share to Twitter Twitter Share to Tiktok